Heshiiskii guddiga farsamada Shirkii Baydhabo ee doorashada oo la soo bandhigay

Waxaa caawa la soo bandhigay qodobadii ay soo saareen  Guddiga Farsamada ee ka socday dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku shiray Baydhabo 15-16 Febraayo ee sanadkan. Guddigan oo uu magacaabay RW Rooble ayaa uga arrinsaday shirkooda sidii ay xal uga gaari lahaayeen qodobada la isku mari waayey ee fashiliyey shirkii Dhuusamareeb 4, … Continue reading Heshiiskii guddiga farsamada Shirkii Baydhabo ee doorashada oo la soo bandhigay